Taliyaha CID G/Sare Muxudiin Axmed Cusmaan ayaa Maanta Tababar u furey Baarayaal ka tirsan Hogganka
Автор: Hoggaanka Baarista Dembiyada CID
Загружено: 2025-05-24
Просмотров: 509
Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID) G/Sare Muxudiin Axmed Cusmaan ayaa Maanta Tababar ku saabsan la dagaalanka Dembiyada lagu galo tiknoolijiyada (Cybercrime) u furey Baariyaal ka tirsan Hoggaaanka Baarista Dembiyada.
Tababarkaas ayaa bixin doona Qubaro ka socota Dalka Masar oo u leh Qibrad dhanka la- dagaalanka Dembiyada laga galo Tiknooliyada.
Tababarkaas ayaa qeyb ka ah Siyaasada Hoggaanka oo lagu tayaynaayo Baariyaasha si ay ula jaanqaadaan Tiknolojiyada Caalamka
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: