Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka oo kormeer ku tegay dugsiga sare ee Qalax ee magaalada Gabiley
Автор: Wasaaradda Waxbarashada Somaliland
Загружено: 2022-02-05
Просмотров: 1029
Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka JSL Daa'uud Axmed Faarax oo uu wehelinayey guddoomiye kuxigeenka xafiiska imtixaanaadka Xasan Muxumed Qalinle ayaa maanta kormeer ku tegay dugsiga sare ee Qalax ee magaalada Gabiley.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: