Wasiirka Gudaha Jubaland: Shirka Kismaayo wuxuu madlan yahay samatabixinta qaranka Soomaaliyeed
Автор: Kaab TV
Загружено: 2025-12-17
Просмотров: 96
Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubaland, Maxamed Ibraahim Oogle ayaa warbaahinta uga warbixiyay wufuuda illaa hadda soo gaaray Kismaayo oo lagu wado in berito uu ka furmo shirka looga dhawaaqi doono Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
#ShirkaKismaayo
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: