– Safarkii Walwalka | Qaybta Farxadda Part 1
Автор: ALI DHAANTO
Загружено: 2026-01-23
Просмотров: 33753
– Safarkii Walwalka | Qaybta Farxadda Part 1
Farxaddu kuma timaaddo si kedis ah…
waxay ka dhalataa dhibaato loo dulqaatay, riyo la ilaalshay, iyo safar aan la joojin.
Qaybtan gaarka ah, Doobiile Badh-Joog ka ma ka warramayo murugo—wuxuu ka warramayaa maalintii qalbigiisu nastay. Waa markii walwalkii dheeraa uu u beddelay sheeko lagu qoslo, iyo riyo rumoowday.
Safarkiisu wuxuu noqday mid ka baxsan Intii dadka caadiga ah ay safrayeen.
13 diyaaradood ayuu laba bilood ku safray, magaalooyin kala fog, dad iyo xusuus aan la tirin karin.
Hargeysa ilaa Muqdisho, Beledweyne ilaa Ferfeer, Kismaayo, Baydhabo, Garowe iyo Laascaanood—ugu dambaynna Jigjiga, halkaas oo uu dib ugu soo laabtay gurigiisii.
Qaybtani waa dareen, ma aha keliya muuqaal.
Waa cod rajo leh oo ku leh: “Haddii aan adkaystay, adna waad adkaysan kartaa.”
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: