Barashada MS Word, Backstage view tab, Help tab, Sharaxaad buuxda.
Автор: Ali Kayse
Загружено: 2025-09-23
Просмотров: 43
Casharkan waxaan ku barayaa sida loo isticmaalo File Tab iyo Help Tab gudaha Microsoft Word. Haddii aad tahay qof cusub ama xitaa isticmaale khibrad leh, waxaad ka baran doontaa sida loo furo, loo kaydiyo, loo daabaco dukumiintiga, iyo sida loo helo caawimaad degdeg ah adiga oo adeegsanaya Help Tab.
👉 Ku habboon: Ardayda, Macallimiinta, iyo qof kasta oo rabta inuu si xirfad leh u barto Microsoft Word.
✅ Daawo casharka oo dhan si aadan u seegin qodob muhiim ah.
#MicrosoftWord #CasharSomali #WordTutorial
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: