Hees cusub oo loo qaaday Ciidanka Xooga Dalka
Автор: Warbaahinta Dhacdo
Загружено: 2015-04-05
Просмотров: 39707
Abwaan Naaji Axmed Cilmi, ayaa waxa uu hees cusub uu u sameeyay Ciidanka Xooga Dalka. Heestan waxaa loogu magac daray (Gargaar Caafimaad). Laxanka waxaa saaray Cabdi Maxamed Xasan (Heelo), waana muusikadii Yuusuf Cali Allaale (Yuusuf Subxaanyo).
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: