Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa. .
Автор: Muhudin Alasow
Загружено: 2026-01-17
Просмотров: 49975
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali iyo Madaxweyne Kuxigeenka Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.
#somalia #mogadishu #laascaanood#waqooyibari #hargeysa #awdal
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: