Sidaan Iskaga Daweey Xanuunka Sanboorka Mudo Dhowr Asbuuc Ah
Автор: Daryeel Magazine
Загружено: 2024-05-26
Просмотров: 8578
Sanboorku waa nuuc ka mid ah xasaasiyadaha, waxaa sababa xasaasiyad kiciye aan inta badan dhib u laheyn jirka bini-aadamka. Sanboorku waa falcelin aan caadi ahayn oo uu jirku la sameeyo walxo aan dhibaato ku hayn jirka.
Muuqaalkan waxaan ku soo qaadanaynaa calaamadaha sanboorka, waxyaabaha kiciyo iyo sida loo daaweeyo sanboorka.
Hadaba ka dheeho casharkaan daawada sanboorka iyo xasaasiyada. Dawadani waa mid dabiici ah waana saliida xabad sowdada.
Waxaa cilmi baaris lagu xaqiijiyay in saliida miraha xabad sawodadu ay daawo u tahay sanboorka.
Sida saliida xabad sowdada loogu adeegsado dawaynta xasaasiyada.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: