Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

MA LEEDAHAY QORSHE AAD RABTO INAAD GAARTO 2026?

Автор: BARAARUJIN

Загружено: 2025-12-29

Просмотров: 2173

Описание:

Qeybtan Monday Mindset waxaan diiradda ku saareynaa caadooyinka (habits) iyo doorka ay ku leeyihiin gaarista yoolalka nolosha—gaar ahaan yoolalka 2026.
Qorshe la’aan iyo caadooyin aan sax ahayn waxay qofka ka hor istaagi karaan inuu gaaro halka uu rabo, xitaa haddii uu leeyahay riyooyin waaweyn.

Qeybtan waxaad ka faa’iideysan doontaa:
⬛ Muhiimadda ay caadooyinku u leeyihiin mustaqbalkaaga
⬛ Su’aasha muhiimka ah: ma leedahay qorshe aad rabto inaad gaarto 2026?
⬛ Saddex qodob oo kaa caawinaya dhisidda caadooyin kuu horseeda guul
⬛ Sida aad uga fogaato caadooyin kuu diidaya horumar
⬛ Gabagabo dhiirigelin leh oo ku saabsan isbeddelka ka bilaabma adiga

⏱️ Timeline:

00:00 Intro
00:53 Alle wuxuu yiri: ha u dhawaanina falalka xun
01:13 Ma leedahay yool aad rabto inaad gaarto 2026?
01:36 Point 1
02:28 Point 2
04:16 Point 3
06:24 Gabagabo
07:13 Outro

🔗 Connect with Baraarujin:

📌 YouTube:    / @baraarujin_jj  

📌 Facebook:   / baraaarujin  

📌 Instagram:   / baraarujin_  

📌 TikTok:   / farhan_jj  

#MondayMindset #Baraarujin #SomaliCommunity #SomaliYouth #Habits #GoalSetting #2026Goals #PersonalGrowth #SelfDevelopment #Mindset #Horumar #Dhiirigelin #Productivity #LifeGoals

MA LEEDAHAY QORSHE AAD RABTO INAAD GAARTO 2026?

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

SANADKA CUSUB SIDEED DIYAAR UGU TAHAY?

SANADKA CUSUB SIDEED DIYAAR UGU TAHAY?

Hassan Sheikh Wuu Ogaa! Aqoonsiga Somaliland & Israel – Run Qarsoon 😱

Hassan Sheikh Wuu Ogaa! Aqoonsiga Somaliland & Israel – Run Qarsoon 😱

NIYAD AAD HORUMAR KU GAARTO MALEEDAHAY?

NIYAD AAD HORUMAR KU GAARTO MALEEDAHAY?

HADII AADAN QORSHE LAHAYN WAXAA QORSHE KU NOQONAYO DADKALE

HADII AADAN QORSHE LAHAYN WAXAA QORSHE KU NOQONAYO DADKALE

SIDA LOO ARKO QIIMAHA NAFTAADA: HOW TO UNLOCK YOUR SELF-VALUE - The Law of the Mirror 🪞🪞

SIDA LOO ARKO QIIMAHA NAFTAADA: HOW TO UNLOCK YOUR SELF-VALUE - The Law of the Mirror 🪞🪞

success is boring but it's normal.

success is boring but it's normal.

Maxad caajiska ugu jirta ||  maxad wax uu qabsan la,dahay waa tan sirtu...

Maxad caajiska ugu jirta || maxad wax uu qabsan la,dahay waa tan sirtu...

Caadooyin Ay Khasab Tahay inaad Beerato Sanadka 2026

Caadooyin Ay Khasab Tahay inaad Beerato Sanadka 2026

KHIBRADEYDA 10 SANO OO AAN QOFNA LA WADAAGIN | SUCCESS STORY

KHIBRADEYDA 10 SANO OO AAN QOFNA LA WADAAGIN | SUCCESS STORY

Qaab fikirka Bani'aadamka Critical Thinking Part 1 || Prof Ismail Nour

Qaab fikirka Bani'aadamka Critical Thinking Part 1 || Prof Ismail Nour

7 Ballan Adag Adigu Iska Qaad 2026

7 Ballan Adag Adigu Iska Qaad 2026

Jabkeygii 7 Sano Socday iyo Bilowga Noloshayda Cusub

Jabkeygii 7 Sano Socday iyo Bilowga Noloshayda Cusub

Ha noqon qof shalay uun ka fikira,

Ha noqon qof shalay uun ka fikira, "don't be a person of yesterday"

ka takhalusi 7-dan caado

ka takhalusi 7-dan caado

Imaaraadka iyo Soomaaliya | Xidhiidhka Xumaaday Sucuudiga & Imaaraadka | Sh. Abdirahman Bashir

Imaaraadka iyo Soomaaliya | Xidhiidhka Xumaaday Sucuudiga & Imaaraadka | Sh. Abdirahman Bashir

Qorshaynta Sanadka Cusub & Dhisidda Caadooyinka

Qorshaynta Sanadka Cusub & Dhisidda Caadooyinka

QORAXDU YEYSAN KUUGU SOO BIXIN SHALEY MEESHA AY KUUGU DHACDEY!

QORAXDU YEYSAN KUUGU SOO BIXIN SHALEY MEESHA AY KUUGU DHACDEY!

Isbaddelka Nafta: 2026 ka Dhig Sanad Isbaddel

Isbaddelka Nafta: 2026 ka Dhig Sanad Isbaddel

4 Diirada Saar is badal subax kasta la toos 2026

4 Diirada Saar is badal subax kasta la toos 2026

Naqshadee Sannadkaaga || Ha u oggolaan inuu isagu ku qaabeeyo adiga.

Naqshadee Sannadkaaga || Ha u oggolaan inuu isagu ku qaabeeyo adiga.

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com