Basaaskii Faransiiska Sidee loo qabtay? Mali oo halis gashay!
Автор: Abdishakur Show
Загружено: 2025-08-28
Просмотров: 33823
Muxuu Faransiisku uga tegi la’yahay gobolka Saaxil iyo guud ahaan Afrika?
Shacabka gobolku waxay si cad u muujiyeen inaysan rabin xiriir dambe oo ay la yeeshaan Faransiiska. Dareenka naceybka Faransiiska ayaa si xawli ah u koraya. Dalal badan oo ku yaalla Saaxil ayaa si rasmi ah u eryay ciidamada Faransiiska, taas oo fariin cad u dirtay Paris.
Si kastaba ha ahaatee, Faransiisku weli waxa uu ku adkaysanayaa in uu sii haysto gobolka. hadaba Maxay tahay sababta?
Abdishakur Show kala soco Xogaha Qarsoon
Subscribe saaro Notification-kana furo
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: