Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

DHAMAAD LIONEL MESSI Kabiirkii kubada Cagta khatimay Iftiinkii kubada Cagta

Автор: Dunida Ciyaaraha

Загружено: 2025-09-05

Просмотров: 15221

Описание:

#EuropeanFootball
#UEFA
#ChampionsLeague
#EuropaLeague
#UEFAConferenceLeague
#FootballFans
#FootballCommunity
#FootballLife
#SoccerVibes
#FootballPassion
#GoalOfTheDay
#SoccerHighlights
#FootballNews
#FootballCulture



Subscribe saaro daawade si aad ula socotid Xaqiiqooyinka xidigaha
Subscribe saaro daawade si aad ula socotid Xaqiiqooyinka xidigaha

   • X X LIONEL MESSI Mucjisadii Kubada Cagta &...  

Nagu soo Biir Facebook Fadlan Like Saar:-
  / dunida-ciyaaraha-105959814734621  


Dunida Ciyaaraha waa madal warbaahineed oo si gaar ah diiradda u saarta wararka iyo falanqaynta ciyaaraha, gaar ahaan kubadda cagta. Waxay caan ku tahay YouTube, halkaas oo ay ku leedahay kanaal leh in ka badan 488,000 dad ah oo isdiiwaangeliyey, iyadoo la daabacay ku dhowaad 9,800 muuqaal. Kanaalkani wuxuu si joogto ah u bixiyaa warbixino, falanqayn, iyo warar degdeg ah oo la xiriira dhacdooyinka ciyaaraha ee caalamka, sida Horyaalada Yurub, La Liga, Premier League, iyo tartamada kale ee waaweyn.
BBC

Intaa waxaa dheer, Dunida Ciyaaraha waxay leedahay koox Facebook ah oo loogu talagalay taageerayaasha kubadda cagta Soomaaliyeed. Kooxdan waxay u adeegtaa sidii goob ay taageerayaashu ku falanqeeyaan, ku wadaagaan, kuna doodaan wararka iyo dhacdooyinka ciyaaraha, gaar ahaan kuwa la xiriira Premier League iyo kooxda Barcelona FC.
Facebook

Dunida Ciyaaraha waxay door muhiim ah ka ciyaartaa kor u qaadista wacyiga ciyaaraha ee bulshada Soomaaliyeed, iyadoo si gaar ah u bartilmaameedsata dhalinyarada xiiseysa ciyaaraha.


Dunida Ciyaaraha Tube waa bar howsheeda Tahay iney idin soo gudbiso Falanqeynta Ciyaaraha, Si kaduwan sida Ciyaaraha aad u maqashaan anaga waxaan ka hadli doonaa Guusha kooxda gaartay & sababihii kadambeeyey & Guuldarada Ciyaariyahanadii ku lugta lahaa.

Hadaba Falanqeynta ayaa ah noqon doonta Mid cadaalad ah oo Koox kasta ama Xul kasta , Xageena kama Jirto, hadaba halkan kaga bogo Falanqeyn aad ka heli doonto Wax kasta oo aad uga baahan tahay kubadda.

Halkan waxaan ujoognaa inaan ku Maqsuudino.

Hadii aad daneyneysid Inaad Talo ama Feker aad nala wadaagtid Fadlan Fariintaada noogu soo dir.

Email:- [email protected]

Walaal Wixii dhiiragelin ah halkan kudir https://www.paypal.me/dunidaciyaaraha

Wixii Xayeysiis ah aad ubaahataan waxaad nagala soo xiriir kartaan [email protected]

Waxaan idin rajeyneynaa Nasiib wacan.

DHAMAAD LIONEL MESSI  Kabiirkii kubada Cagta khatimay Iftiinkii kubada Cagta

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

FERRANDO TORRES Z HAT-TRICKIEM, BRAMKOWE SHOW, BARCA STRZELA 5 GOLI, W TYM 4 DO PRZERWY | SKRÓT

FERRANDO TORRES Z HAT-TRICKIEM, BRAMKOWE SHOW, BARCA STRZELA 5 GOLI, W TYM 4 DO PRZERWY | SKRÓT

الأرجنتين وفرنسا 4K - أفضل نهائى كأس عالم فى التاريخ - #qatar2022 - تعليق الأسطورة عصام الشوالي

الأرجنتين وفرنسا 4K - أفضل نهائى كأس عالم فى التاريخ - #qatar2022 - تعليق الأسطورة عصام الشوالي

THE BEST FOOTBALL MATCH EVER PLAYED  (by a Team)

THE BEST FOOTBALL MATCH EVER PLAYED (by a Team)

الليلة التي لا تنسي لجماهير برشلونة بسبب مافعله ميسي في ريال مدريد في كلاسيكو الارض 4k

الليلة التي لا تنسي لجماهير برشلونة بسبب مافعله ميسي في ريال مدريد في كلاسيكو الارض 4k

Fulham vs Crystal Palace Live Stream Premier League EPL Football Match Score Commentary Highlights

Fulham vs Crystal Palace Live Stream Premier League EPL Football Match Score Commentary Highlights

 نهائي مجنون 🤯 لحظات لا تُنسى من مواجهة ريال مدريد وأتلتيكو 2016 🔥

نهائي مجنون 🤯 لحظات لا تُنسى من مواجهة ريال مدريد وأتلتيكو 2016 🔥

Ibrahimović wuxuu ku barbaaray isagoo la takooro, la garaaco oo Tuug ah| Tani waa sheekadiisa.

Ibrahimović wuxuu ku barbaaray isagoo la takooro, la garaaco oo Tuug ah| Tani waa sheekadiisa.

Dalka ugu Sixirka Badan Addunka ee kuyaala Qaarada Afrika!!#africa #tribe #documentary

Dalka ugu Sixirka Badan Addunka ee kuyaala Qaarada Afrika!!#africa #tribe #documentary

Взрывная игра Салаха ставит «Ливерпуль» на грань поражения. Месси выигрывает очередной трофей, «Б...

Взрывная игра Салаха ставит «Ливерпуль» на грань поражения. Месси выигрывает очередной трофей, «Б...

Messi VS Ronaldo -Markasta Oo ay Iska horyimaadeen

Messi VS Ronaldo -Markasta Oo ay Iska horyimaadeen

نيجيريا 🇳🇬 الأرجنتين 🇦🇷 واحدة من أروع المباريات المجنونة 🤯 وجنون رؤوف خليف 🔥 ليو ميسي vs أحمد موسى

نيجيريا 🇳🇬 الأرجنتين 🇦🇷 واحدة من أروع المباريات المجنونة 🤯 وجنون رؤوف خليف 🔥 ليو ميسي vs أحمد موسى

Barcelona iyo MSN: Dagaalkii, Guulihii iyo Dhammaadkii Xilligii Dahabiga ahaa.|||

Barcelona iyo MSN: Dagaalkii, Guulihii iyo Dhammaadkii Xilligii Dahabiga ahaa.|||

مشوار الارجنتين للقب🏆 كأس العالم 2022 ● الشوالي أخيرًا أنصفتك الدنيا يا ميسي 4k

مشوار الارجنتين للقب🏆 كأس العالم 2022 ● الشوالي أخيرًا أنصفتك الدنيا يا ميسي 4k

SHOCK CEYRINTA ARNE SOLT &  SALAH oo Macsalaameeyey LIVERPOOL oo gubaneysa saalad

SHOCK CEYRINTA ARNE SOLT & SALAH oo Macsalaameeyey LIVERPOOL oo gubaneysa saalad

Месси уничтожает Гвардиолу и Нойера историческим голом 🤯✨🌟 ❯ Барселона (3-0) Бавария ● FHD 🎬

Месси уничтожает Гвардиолу и Нойера историческим голом 🤯✨🌟 ❯ Барселона (3-0) Бавария ● FHD 🎬

Taleefankiisa Ayaa Madaxa Ka Galey Kaasoo Siiyay Awoodo Aan Xad Lahayn

Taleefankiisa Ayaa Madaxa Ka Galey Kaasoo Siiyay Awoodo Aan Xad Lahayn

Taariikhda Ronaldinho Oo Dhan

Taariikhda Ronaldinho Oo Dhan

ГЕНИАЛЬНЫЕ Моменты В ФУТБОЛЕ 2026 ᴴᴰ

ГЕНИАЛЬНЫЕ Моменты В ФУТБОЛЕ 2026 ᴴᴰ

Niesamowita moc silnika napędzającego największe statki świata

Niesamowita moc silnika napędzającego największe statki świata

Zatajone tożsamości. Fałszywe nazwiska, które zmieniły Polskę

Zatajone tożsamości. Fałszywe nazwiska, które zmieniły Polskę

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]