Af Soomaali / Baro Xarfaha laba-laabma iyo tusaale
Автор: استاد خالد عبدي Ustad khalid abdi
Загружено: 2020-04-12
Просмотров: 9308
Maskaxda ku hay afarta qodob ee hoos ku qoran:
Xarafka labanlaabmaya waa in uu ka mid yahay toddobada xaraf ee m,n,l,g,r,d,b.
Xarafka labanlaabmaya waa in uu dhawaqiisu adag yahay (sida kor ku qoran).
Xarafka labanlaabmaya waa in uusan ugu dambeyn erey ama kelmad uu ku jiro.
Xarafka labanlaabmaya waa in uu u dhaxeeyaa laba shaqal.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: