Shariifka Oo Si Kulul Uga Hadlay Arrinta Sundus Ayaanle! Daahir Alasow Muxuu ka Damacsan Yahay?”
Автор: DIIRADDA TV
Загружено: 2025-12-06
Просмотров: 8235
Shariifka ayaa si kulul uga hadlay arrinta Sundus Ayaanle taas oo xiisad badan ka dhalisay baraha bulshada. Hadalka Shariifka wuxuu si toos ah u taabanayaa waxa Daahir Alasow damacsan yahay, waxaana muuqata in ay jirto xog cusub oo banaanka usoo baxayso.
Muuqaalkan waxaan ku soo bandhigaynaa:
🔹 Maxay tahay sababta Shariifka uu uga falceliyay arrinta Sundus Ayaanle?
🔹 Daahir Alasow muxuu damacsan yahay, maxaase ka dhax muuqda qorshihiisa?
🔹 Xogaha cusub oo ka qarsoon dadweynaha.
Daawo ilaa dhamaadka si aad u fahanto waxa dhab ahaantii socda.
#SundusAyaanle #Shariifka #DaahirAlasow #SomaliNews #Drama #XogCusub #SomaliMedia #Fannaaniinta
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: