Xalqadda Saddexaad: "Su'aalo iyo jawaabo ku saabsan Birta Ilkaha" Somali Smiles
Автор: Somali Smiles
Загружено: 2021-04-22
Просмотров: 9984
Barnaamijkan oo ah kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee lagaga hadlo caafimaadka Afka iyo Ilkaha kuna baxa Afka Soomaaliga ayaa laga bilaabay magaalada Hargeysa.
Qaar kamida dhalinyarada Dhakaatiirta ah ayaa si tabarucaad ah u bilaabay.
Waxaad kala xidhiidhi kartaan Bogga Facebook ee Somali Smiles qaybtiisa Fariimaha.
#Somalismiles
#BirtaIlkaha
#siligailkaha
#somalidentist
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: