Fadliga Afarta Kalmadood | Digriga Ugu Qiimaha Badan | Sheekh Maxamuud Xaliike
Автор: HanuunTube
Загружено: 2025-04-11
Просмотров: 98
Afarta kalmadood ee dhikrka ah waxay leeyihiin fadli weyn oo aan la soo koobi karin. Muxaadaro qiimo leh oo uu jeedinayo Sheekh Maxamuud Xaliike ayaa si qoto dheer u sharraxaysa muhiimadda iyo faa'iidooyinka laga helo xuska kalmadahan. Ka faa'iidayso casharradan si aad u xoojiso xuska Alle iyo dhowaanshahaaga Eebbe.
Waxyaabaha aad ka faa'iidi doonto:
Waa maxay afarta kalmadood ee dhikrka ugu fadliga badan?
Faa'iidooyinka ruuxiga ah ee laga helo xuska kalmadahan.
Sida loo darajo sareeyo qofka xuska Alle ku badsada.
Haddii aad ka faa’iidaysatay, fadlan like saar, comment ka dhiibo, oo subscribe saar si aad u hesho muuqaallo badan oo faa’iido leh!
🔔 Subscribe Now:
/ @hanuuntube1
🎥 Daawo muuqaallo kale oo faa’iido leh: • Qisooyin
Facebook : https://www.facebook.com/HanuunTube
Tiktok : https://www.tiktok.com/@hanuuntube
Fadlan la wadaag si ay dadka kale uga faa'iideystaan!
#islam #Diinta #muslim #Dardaaran #sheekh #quran #allah #Cibaado #jannah #somalia #shorts #islamicshorts #youtube
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: