Ilaahay ha unaxariisto cawaale ahmed ismail ( cawaale googooye ) wuxuu ka mid ahaa shaqaalaha dawlad
Автор: Suxufi Ishqi
Загружено: 2025-11-24
Просмотров: 665
Ilaahay ha unaxariisto cawaale ahmed ismail ( cawaale googooye ) wuxuu ka mid ahaa shaqaalaha dawlada hoose ee Magalada Borama geeri naxdinle weeyan.
Ilaahay janooyinkiisa haku casuumo isagaa awoodlee. Ehelka qaraabada iyo shaqaale waynaha uu ka baxay ilaahay samir iyo iiman haka siiyo wuxuu ahaa wiil aad u wanagsan balse ilaahay ayaa inaga jeclaaday.
Dhamaanteenba aan u ducayno walaalkeen in ilaahay u dambi dhaafo oo janooyinkiisa ku casuumo insha allah
Suxufi Ishqi
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: