C1.1 Hordhaca Coorsada| introduction Basic WordPress
Автор: Murtibile
Загружено: 2021-06-26
Просмотров: 357
Koorsadaan waa koorso Basic ah waana furuhii aad ku furan lahayd barashada platform caanka ee WordPress waxay ka koob naan doontaa 4 Cutub Cutub walbana wuxuu yeelan doonaa Cashar ugaara wakhtigeeduna mabadna.
Curubyada ayka koob naan doonto waxaa ka mida
• C1 Hordhaca / introduction
• C2 Wajiga hore ee WordPress ka / WordPress Dashboard
• C3 Isticmaalka Themes ka
• C3 Isticmaalka Plugin
Afartaa cutub iyo cashardoodo waxay kuu noqon doonaan albaabkii aad ka gali lahayd barshada samayn iyo maamulida website yada
Sidookale koorsdaan iyadoo aad iyo aad u nidaamsan waxaad ka daawan kartaa mareegta garka ah ee aaynu leenahay ee https://esgoing.com/courses/basic-wor...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: