SIDA LOO SAMEEYO COVER BOOK DESIGN 2026 | Graphic Design Tutorial (Somali)
Автор: Eng suleyman
Загружено: 2026-01-21
Просмотров: 4
Muqaalkan waxaad ku baran doontaa sida loo sameeyo Book Cover Design qurux badan adigoo isticmaalaya graphic design techniques fudud.
Waxaan tallaabo tallaabo kuugu sharaxayaa: ✔ Sida loo doorto midabada saxda ah
✔ Sida font-ka loo doorto
✔ Qaabka layout-ka book cover-ka
✔ Talooyin graphic design ah oo xirfadeed
Muqaalkan wuxuu ku habboon yahay: 📌 Ardayda graphic design
📌 Dadka baranaya Photoshop / Illustrator
📌 Qof kasta oo raba inuu sameeyo cover book professional ah
👉 Haddii aad ka heshay, Subscribe saar, Like dheh, Comment reeb si aad u hesho casharro kale oo graphic design ah.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: