KOKO BULLE : ''YOUTUBE MAALQABEEN WAA LAGU NOQDAA!''
Автор: Shaakir Maxamed
Загружено: 2025-02-20
Просмотров: 111937
Boodhkastigaan (podcast )waxaa marti iigu ah Kowsar M. Bulle (@KOKOBULLE-it5so) oo ah gabar YouTuber ah oo ay hadda ku xiran yihiin dad 1 malyan ka badan. Waxay ka sheekeynaysaa dhallinyarada kanaaalkeeda ku xiran waxa ay u soo gudbiso, caqabadaha ay bulshada iyo video samayntaba kala kulanto iyo sheekooyin kale oo nolosheeda ku saabsan.
#koko #kokobulle #kokowareysi #shamaca #youtuber #shakir #somaliyoutuber #somalicontentcreator #soomaali Shakir Mohamed Abdullahi #xamar #muqdisho waraysi Koko bulle
FADLAN #SUBSCRIBE @Shamaca haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID.
Instagram: / shaakirmc
Website: https://www.shamaca.com/
Facebook: / shakirmc
Twitter: / shaakirmc
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: