Majirto Cid korka ka qabatey kutubtii hore balse Quraanku - Sh. Dr. Axmed Maxamed Sanaan 1444 | 2023
Автор: Markaska Xaaji Xuseen - Burco
Загружено: 2023-06-10
Просмотров: 48
''Majirto cid korka ka qabatey kutubtii hore loogu soo dajiyey qoomamkii inaga horeeyey, miyaad maqasheen cid korka ka qabatey kitaabkii injiil, tawraad ama kutubtii ka horeysay quraanka waa maya, kitaabka quraanku uu ka duwan yahay! Qof walba oo ilaaliya ilaahay ayaa laabtiisa ku ilaalinaya oo xifdisiinaya, waana musjiso u gaar ah quraanka. Qofka xifdiyaa, wuxuu leeyahay sharaf Aduun iyo mid Aakhiraba.” Shiikh. Dr. Axmed Maxamed Sanaan.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: