Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Maxamed Jaamac Joof (Gunaanad)

Автор: LBchannel

Загружено: 2013-08-07

Просмотров: 55012

Описание:

Maxamed Jaamac Joof heestii Gunaanad

Saan u gaabsanayaan gaboobayoo Gabdhihii iyo Gayaankaygii waan gefee

Goblamaayee god aakhiro aan galee naa intaanan go'in ii gunaanadee

Waa ku guursanlahaa kuma gaadhayoo ma gefine cishqibaa I gumaystayee
Waan ku guursanlahaayee kuma gaadhayoo ma gefine cishqibaa I gumaystayee
Goblamayee god aakhiro aan galee naa intaanan go'in ii gunaanadee

Garbahayga gamuunbaad ka taagtayoo Gibilkayga suntii wada gaadhayee

Goblamaayee god aakhiro aan galee hee hee naa intaanan go'in ii gunaanadee

Anigaa isku gaystay guhaadkanoo ruux lay gadaayo gacaloodayee
Goblamaaye god aakhiro aan galee naa hee hee naa intaanan go'in ii gunaanadee

Hurdo ma gam'oo waan guclaynayaa gudcur iyo cadaba waan ku goobayaa
Goblamayee god aakhiro aan galee hee hee naa intaanan go'in ii gunaanadee

Gabdhihii aawadaa wada gooyayayoo adigaa iguboo oon gooni kuu ahee

Goblamayee god aakhiro aan galee hee hee naa intaanan go'in ii gunaanadee.

Maxamed Jaamac Joof  (Gunaanad)

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

KALAMAAN 17 DECEMBER 2025

KALAMAAN 17 DECEMBER 2025

DEG DEG Dhismaha Ciidanka AWDAL STATE, MW Cirro MW Gelle oo Dareen Weyn ka Muujiyay Itobiya

Мухаммед Али против Ивана Драго! Этот Бой не Забыть...

Maxamed Jaamac Joof #99

Maxamed Jaamac Joof #99

Baladwayn

Baladwayn

𝘼𝙗𝙬𝙖𝙖𝙣 𝙏𝙖𝙧𝙖𝙗𝙞: “Dad dadka cuna, Soomaali ayaa ugu horeysay eraygan dadqal inaga leh, Nala daawo..

Wiilkii Kibray ee Laga Biqi Jiray - Mataan Ciideed - Full Party

HEES | Gunaanad | Maxamed Jaamac Joof | Original + lyrics

Гитлер в цвете

Гитлер в цвете

VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 17.12.2025

Чем ОПАСЕН МАХ? Разбор приложения специалистом по кибер безопасности

Deg Deg Xogta Shirka Kismayo Ka Furmay, Madobe & Farmajo Oo Heshiis Hoose Garay

BERI HORE WAXAA JIRAY. MAXAMED JAAMAC JOOF & MARYAN MURSAL

Bogsadee anoo Howl - Ismaaciil yare

Bogsadee anoo Howl - Ismaaciil yare

Waraysi Toosa Goobjooge Xiisadda Colaadeed Ee Ogaden iyo SHeekhaash Gobolka Baali Ciidamo is horfadh

Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 17 12 2025

Xulka heesihii hore #6

Xulka heesihii hore #6

WARAR WAA WAYN OO CAAWA SOO BAXAY: BARIGA DHEXE + SUUDAAN + RUUSHKA OO UKRAINE DHUL HOR KA QABSADAY

Gabay wuxuu haboonyahay markaad gogol dhig heeysaaye abwaan siciid gacameey

Chris Norman лучшие песни. 10 лучших песен Криса Нормана. Хиты 80х годов

© 2025 dtub. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: [email protected]