MUNASABADA QALIN JABINTA EE MADARASATU FATHI AL MANAN
Автор: Yussuf Abdullahi
Загружено: 2026-01-14
Просмотров: 214
Madarasatu Fathi Al-Manan oo kutaalo Royal Park, Langata ayaa xaflad qalin-jabin u sameysay dhowr arday oo dhammeeyay Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiith.
Walidiinta, marti-sharafta iyo culimaa’udiinka ka soo qeyb galay munaasabadda ayaa si weyn u ammaanay maamulka madarasada iyo tayada waxbarasho ee ardayda.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: