Golaha Baarlamaanka Carabta ayaa ku dhawaaqay loo taageero madax-bannaanida Soomaaliya & Yemen
Автор: Universal TV
Загружено: 2026-01-25
Просмотров: 2729
Golaha Baarlamaanka Carabta ayaa ku dhawaaqay inuu qaadi doono tallaabooyin siyaasadeed oo heer gobol iyo heer caalami ah si loo taageero amniga, xasilloonida, iyo madax-bannaanida Soomaaliya iyo Yemen.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: