Ha Burburinin Wacadkoo - Shimaali and Khadija Hiiraan - Somali Jazz Remix
Автор: Somali Records
Загружено: 2025-10-21
Просмотров: 25551
A jazz remix of Somali song Ha Burburinin Wacadko ( Don't break the promise) by Shimaali Axmed Shimaali and Khadija Hiiraan.
Lyrics:
waxaad tahay bil dhalatiyo
cadceed soobaxaysoo
hiligtii hilaacoo
bidhaantaada weeyaan
tan jacayl ka beertee
bidixdiyo waxaan nahay
midigta isku baah doo
ilayn waysu booyaan
hadday midi bukootee
ha burburinin wacadkoo
haka baqan dhankaygoo
buur igala culuside
ha baylihin kalgacalkii
waxaad iila bilic tahay
beeraha wajaaloo
intuu roob barqadii helay
baliyada xareedii
togogiii burqanayaan
banjoogtiyo ugaadhii
bilicdooda yaabka le
bandhigay sameeyeen
tahay sanad barwaaqo ah
ha burburinin wacadkoo
haka baqan dhankaygoo
buur igala culuside
ha baylihin kalgacalkii
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: