Maddaxweyne Maxamed Siyaad Barre Oo Ku Hadlaya Luqada Af-Talyaaniga, Xili Uu Xamar Ka Huleelay 1991.
Автор: DHAAYOMAAL TV
Загружено: 2022-01-28
Просмотров: 357946
Saaka oo kale 26 Janaweri 2022, waxa laga jooga 31-Snao markii uu dhacay Qaran-jabkii Dawladdii Dhexe ee Soomaaliya, kaas oo Maddaxweyne Maxamed Siyaad Barre laga caydhiyey Xaruntii Xamar.
Haddaba, Bixitaankii Dawladdii Dhexe ee Kacaanka oo Hogaamiye ka ahaa Maxamed Siyaad Barre oo ku beeganayd 26 Janaweri 1991, ayaa Shacabka intooda badan waxay is-weydiinayaan Madaxweyne Siyaad Barre, Ma laga Reystay Dawladdiisii mise waa loo Darsaday? Waa Su’aal qof kasta Maskaxdiisa Caafimaad qabta ka Guuxaysa.
Dhaayomaal Tv
28/01/2022
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: