Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

QISADII QOWMU LUUD - AHMED FARAH ALI IDAAJAA

Автор: Abdirizak Abdullah

Загружено: 2018-03-23

Просмотров: 47842

Описание:

Qoomkii Nabi Luud waxay ahaayeen gaalo, balse waxa u dheeraa inay ahaayeen qoom akhlaaqda iyo fidrada basharka ka baxay, waxa Ninku ugalmo tagi jirey Nin kale. Waa caado aan hore uga dhicin basharka dhexdiisa iyo xataa xayawaanaadka kale.

Eebe waxa uu abuuray waxa uu ka dhigay lammaane, Raga iyo Dumar sidoo kale xayawaanada, dhirta, roobka iyo makhluuq kasta waxay leeyihiin lamaane waa Lab iyo Dhidig, waxaanu ugu talo galay in labka iyo dhidigu ay is guursadaan oo iskugu tagaan hab ku haboon, laakiin qoomkani way khilaafeen fidrada basharka.

Ficilkan foosha xun waxay ku samayn jireen dadka hortooda, waana layskugu faani jiray, ceebna agtooda umay arkeyn.

Nabi Luud (N.N.K.H) waxa uu ubandhigay inay Eebe kaligii caabudaan, oo ka dheeraadaan falkan foosha xun isna nadiifiyaan (daahiriyaan) hase ahaatee waxay u arkayeen dadka is daahiriya danbiilayaal iyo dhagar qabeyaal.

Waxay ku doodayeen sida iminka dawladaha (dib u maray) ay ku doodaan oo dhahaan waa xorriyad qofku leeyahay laakiin arrintaasi caqli bani aadmka iyo ka jinka toona ma gasho.

Nabi Luud ( N.N.K.H) waa ku waday dacwadii balse dhagta umaysan dhaadhicin ee xumaantii ayey sii wadeen waxayna go’aansadeen in laga saaro Nabi Luud baladka sababtoo ah waa is daahiriyaa.

QISADII QOWMU LUUD - AHMED FARAH ALI IDAAJAA

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Qisadii Nabi Luud iyo Qowmkiisa | Sidee loo cadaabay Qowmkan | Maxay sameyn jireen

Qisadii Nabi Luud iyo Qowmkiisa | Sidee loo cadaabay Qowmkan | Maxay sameyn jireen

QISADII  DHAXMARTAY XAJAAJ IBN YUSUF ATHAQAFI IYO WIIL YAR

QISADII DHAXMARTAY XAJAAJ IBN YUSUF ATHAQAFI IYO WIIL YAR

Gabay Xayir Ka Iyo Sheekooyinka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha

Gabay Xayir Ka Iyo Sheekooyinka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha

Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle

Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed Cabdulle

Qisadii Nabi Daa'uud (N.N.K.H)

Qisadii Nabi Daa'uud (N.N.K.H)

Sheekada Nabi Luud iyo Halaaga Qoomkiisii Dhulka Lala Jaray

Sheekada Nabi Luud iyo Halaaga Qoomkiisii Dhulka Lala Jaray

Masiixu Dajaal: Balaayo ka daran lama sugayo - Sheekh Abubakar Xoosh

Masiixu Dajaal: Balaayo ka daran lama sugayo - Sheekh Abubakar Xoosh

P2 Habaarka Qeybta (2) Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Qarni Joog

P2 Habaarka Qeybta (2) Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Qarni Joog

Geerida Iyo Gabayada  Baroordiiqda Iyo Sheekooyinka Raage Ugaas Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa

Geerida Iyo Gabayada Baroordiiqda Iyo Sheekooyinka Raage Ugaas Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa

BOOSASO:- ABWAAN AXMED FAARAX IDAAJAA OO KA HADLAY HEERKA DHAQANKA IYO SUGAANTA SOMALIDA

BOOSASO:- ABWAAN AXMED FAARAX IDAAJAA OO KA HADLAY HEERKA DHAQANKA IYO SUGAANTA SOMALIDA

Рай и Ад: Каковы они на самом деле? | Серия, созданная ИИ: Судный день — С. 4

Рай и Ад: Каковы они на самом деле? | Серия, созданная ИИ: Судный день — С. 4

Madaxweyne TRUMP Oo Yiri Soomaali Danbe Ma Keeneyno Mareykanka,Kuwa Joogana Waan Celineynaa.DAAWO.

Madaxweyne TRUMP Oo Yiri Soomaali Danbe Ma Keeneyno Mareykanka,Kuwa Joogana Waan Celineynaa.DAAWO.

Как Саудовская Аравия создала радикальный ислам и при чем тут Кааба / @TihonovTime

Как Саудовская Аравия создала радикальный ислам и при чем тут Кааба / @TihonovTime

Qisasul Anbiya Qisadii Nabi Luud AS qaybtii 1aad

Qisasul Anbiya Qisadii Nabi Luud AS qaybtii 1aad

Sheekadii Mataan Ciideed Oo Dhameystiran Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Qarni Joog

Sheekadii Mataan Ciideed Oo Dhameystiran Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Qarni Joog

Авиценна: Как врач лечил ТЫСЯЧИ, но не смог спасти СЕБЯ!

Авиценна: Как врач лечил ТЫСЯЧИ, но не смог спасти СЕБЯ!

QISADII NABI IBRAHIM ( AS ) SHEIKH XASAN IBRAAHIM CIISE

QISADII NABI IBRAHIM ( AS ) SHEIKH XASAN IBRAAHIM CIISE

Qiso Murugo Leh || Bilaal ibnu Rawaax from Adoon to Sayidina Bilal || Captain Majid

Qiso Murugo Leh || Bilaal ibnu Rawaax from Adoon to Sayidina Bilal || Captain Majid

Первые 24 часа после твоей см*рти | Серия, созданная ИИ: Судный день — С. 1

Первые 24 часа после твоей см*рти | Серия, созданная ИИ: Судный день — С. 1

Умар ибн Аль-Хаттаб | Второй праведный халиф | Билял Асад

Умар ибн Аль-Хаттаб | Второй праведный халиф | Билял Асад

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]