TAXANIHI AMBAD IYO ILDUUF-AHMED ILKACASE-QEYBTI 3- AMBAD IYO ILDUUF- NEW VIDEO -DHAANTO 2022
Автор: Hirey Inc
Загружено: 2022-03-12
Просмотров: 213541
#dhaantocusub #dhaanto #dhaanto2021
Aadmi sharafleh iyo
Dad akhyaara iyo
Maanta ehelu khayr
Adhi iyo miyaa orgi
Lagu matalay
Uubatiyo adoo
Isu hururin wada
Anbad iyo armaad
Arin xumo darteed
Hasha ibo kurtaaa
Saw ardaagan ka nimid.
Oohin waalid iyo
Kama jirin ibtilo
Qurbe aadistiii.
Sawka lagu aflaxay
Indhihiyo adoon
Aragtida is tirin
Qof inshaanahoo
Afka hadalka iyo
Aan awood lahayn
Kuma arag arlada
Aabuhuba haduu
Ubadkisii inkiro
Ambashiyo inkaar
Inay dhici amuur.
Waynu wada ognahay
Eedbilasaha iyo
Oori daalanooo.
Usha lala dhiciyo.
Arimaha badhkood
Waa la Soo afjaray
Ragan wada ambaday
Guri aan aabe iyo
Lagu arag adeer.
Abti mooyee ilmuhu
Suu Ku baran afke
Maryo oolinoo
Ishu qaban karayn
Il baxnimo arada
Anfariirka dhacay
Afikiyo aduunkoo dhan
Waa eel ka siman
Abwaan: Mahad Run Magaxshe
Join this channel to get access to perks:
/ @hireyinc
Subscribe ii saar walaal- halkaan dhag ka sii:
https://m.youtube.com/xirey?sub_confi...
Daawo:
• Видео
Daawo:
• Видео
Like iyo Follow ii saar facebook:
/ hireyinc
Like ii saar Instagram:
https://www.instagram.com/xireyinc/?h...
Ali dhaanto subscribe u saar:
/ @alidhaanto
Hirey Inc and Vlogs
Video cusub af soomaali
Somali language video
Af soomaali
For all inquiries email [email protected]
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: