GO'AANKA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA EE XADGUDUBKA ITOOBIYA
Автор: Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Загружено: 2024-01-02
Просмотров: 324
Afhayeenka Xukuumadda Farhan Jimale ayaa akhriyay go’aammada Golaha Wasiirrada oo shir aan caadi ahayn oo uu guddominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda JFS kaga soo saareen qaraar ku saabsan xadgudubka Dawladda Itoobiya ee gobonnimada iyo midnimada dhuleed iyo bulsho ee Soomaaliya.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: