Maxaa looga faa’iidayaa CRT Higher TFM? Waxay kaa caawineysaa fahanka jihada suuqa ee waqtiga dheer.
Автор: Hafsa fx
Загружено: Дата премьеры: 19 апр. 2025 г.
Просмотров: 1 358 просмотров
Maxaa looga faa’iidayaa CRT Higher TFM?
Waxay kaa caawineysaa inaad fahamto jihada suuqa ee waqtiga dheer.
Waxaad ogaan kartaa meelaha muhiimka ah ee suuqa laga celiyo sida (support/resistance).
Waxay kaa ilaalin kartaa inaad gasho ganacsi aan la hubin jihadiisa. TFM ku sida uu ukala wayne yahay ayayna CRT du u kala ficantahay yearly/ilaa wixii ka hooseeya

Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: