SHIRWEYNA DHALINYARADA BEESHA BAHGARI EE GARISSA||
Автор: ALPHA TV News
Загружено: 2025-11-02
Просмотров: 815
Shirweyne caalami ah ayaa lagu qabtay magaalada Garissa, kaas oo ay isugu yimaadeen dhalinyarada beesha Bahgari, Ujeeddada shirkan waxay ahayd in lagu mideeyo dhalinyarada, lagana wada hadlo horumarka bulshada, iskaashiga, iyo sidii ay door muuqda uga qaadan lahaayeen arrimaha beesha iyo horumarinta deegaanka Garissa.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: