Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA AMB FIQI OO KHUDBAD KULUL UJEEDIYEY QAAR KA MID AH ODAYAASHA

Автор: XOGTA SUUQA MEDIA, Mohamed All-man

Загружено: 2025-04-17

Просмотров: 3

Описание:

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA AMB. FIQI OO KHUDBAD KULUL UJEEDIYEY QAAR KA MID AH ODAYAASHA DHAQANKA SOOMAALIYEED.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Macallin Fiqi oo khudbad lagu soo gebagebaynayo kulan guud oo ay lahaayeen qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa waxaa uu si addag uga hadley mid ka mid ah mas'uuliyiinta midowga Afrika, mid ka mid ah Ra'iisul Wasaareyaashii hore dowladda Soomaaliya iyo Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka tirsan gooni goosatada gobolada woqooyi ee Soomaaliya.
"Kooxaha arragagixisada ah oo awal Soomaali ay u haysatey cadow Soomaali oo dhan ka dhaxeeya in ay yihiin, in kastoo ay yihiin haddana gees ka gees isaga soo gurmanayaan hal deegaana ku soo aruurayaan" ayuu yiri isagoo sii hadlaya waxaa uu intaa ku darey
"Meeshaas, ma buuro dahab ah baa laga qodaa ama ku yaal, meeshaas ma waxaa yaala wax aan deegaanada kale oolin....!" ayuu su'aal ahaan u soo jeediyey.
Wasiir Fiqi waxaa uu si weyn u soo dhaweeyey ujeedka shirka la isugu yimid iyo gunaanadka qodobada ka soo baxay. Wasiirku waxaa uu ku dheeraadey dhibaatada ay ku hayaan kooxaha arragagixisada bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dadka dega gobolada Bannaadir, Shabeelada dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo sida ay uga soo horjeedaan horumarka bulshada.
Wasiir Fiqi waxaa uu soo qaatey tusaalooyin kala duwan isagoo ka hadlaya waxaaa uu yiri " Faysal Cali Waraabe waad arkeyseen shaley wuxuu qorayey Xamar bisha soo socota iyo bisha ku xigta, Alshabaab waa guuleysteen Xamar bey qabsadeen!! Wiilkiisiina Xuseen mid la yiraahdo dagaal siiriya ayaa lagu diley. isagiina Al-shabaab buu ku biirey hadda....!!"
Wasiir Fiqi mar uu ka hadlayey Ra'iisul Wasaarihii hore ee dowladda Soomaaliya Saacid hadal uu hore koox taageerayaashiisa ah uu u jeediyey ayaa waxaa uu yiri "Nin seedigeen ah baa maanta yimid, Xamar labada koontarool baa dhufeys lagaga jiraa buu iska yiri xitaa Xamar ma arkin....!!"
"Ninkii amniga siyaasadeeya waa loo jawaabayaa. Ra'iisul Wasaareheenii hore maanta waxaan ka rabney, in uu yiraahdo safka hore ayaan istaagayaa oo ciidamada ag istaago. Maanta in uu shabaab inoo soo horkaco oo labada koontarool baan keenayaa Wallaahi kamaanan fileynin!!" ayuu yiri
Wasiir Axmed Macallin Fiqi mar uu ka hadlayey arrimaha beesha caalamka gaar ahaan xerada Xalane maadaama uu yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda
" Halkaan rag noo jooga baa jira oo waayahan oo dhan Xalane noo jooga oo iyaguna isku jira. Qaarna halganka socda taageero iyo garab u yihiin oo diyaarado iyo ciidanka taakuleyntooda ay bixinayaan waa bogaadineynaa. Kuwo kale oo mushaar u soo doontey oo iyaguna faafiya been ayaa jirta oo dhahaya shabaabkii dabeecadii bey iska bedeleen sidii dowladnimo ayey u dhaqmayaan hadda dadkii dilimaayaan, cadaadiskii waa joojiyeen, cuna qabateyntii waa qaadeen. Ninka ATMIS-ta hogaamiya, ku xigeenkii hore ee hadda xilka siihaya ayaa ka md ah. Koleey talaabo ayey dowladdu ka qaadi doontaa oo Reports UN-ka u gudbiyey....!!"
W/D: Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Minnesota USA.

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA AMB  FIQI OO KHUDBAD KULUL UJEEDIYEY QAAR KA MID AH ODAYAASHA

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Шокирующие НОВЫЕ подробности крушения Boeing 747 в Гонконге!

Шокирующие НОВЫЕ подробности крушения Boeing 747 в Гонконге!

⚡️У Трампа вышли со СРОЧНЫМ ЗАЯВЛЕНИЕМ по Украине! ОТВЕТИЛИ про ВИЗИТ Уиткоффа в Москву

⚡️У Трампа вышли со СРОЧНЫМ ЗАЯВЛЕНИЕМ по Украине! ОТВЕТИЛИ про ВИЗИТ Уиткоффа в Москву

Что на самом деле может сделать ударная группа авианосца США на войне

Что на самом деле может сделать ударная группа авианосца США на войне

КРЕМЛЬ ОГРАБИЛИ! Европа ОТДАЕТ МИЛЛИАРДЫ УКРАИНЕ! У Набиуллиной ШОК — Денег БОЛЬШЕ НЕТ!

КРЕМЛЬ ОГРАБИЛИ! Европа ОТДАЕТ МИЛЛИАРДЫ УКРАИНЕ! У Набиуллиной ШОК — Денег БОЛЬШЕ НЕТ!

⚡ Радикальное РЕШЕНИЕ! Брюссель должен отдать Украине активы РФ

⚡ Радикальное РЕШЕНИЕ! Брюссель должен отдать Украине активы РФ

ROŚNIE POPARCIE DLA BRAUNA, SIKORSKI CHCE GO ZDELEGALIZOWAĆ

ROŚNIE POPARCIE DLA BRAUNA, SIKORSKI CHCE GO ZDELEGALIZOWAĆ

⚡️Трамп СРОЧНО ПОСЛАЛ Уиткоффа к Путину!КЛЮЧЕВОЙ ЭТАП переговоров, СЛУШАЙТЕ. ПИОНТКОВСКИЙ, ЦИМБАЛЮК

⚡️Трамп СРОЧНО ПОСЛАЛ Уиткоффа к Путину!КЛЮЧЕВОЙ ЭТАП переговоров, СЛУШАЙТЕ. ПИОНТКОВСКИЙ, ЦИМБАЛЮК

Европа публикует план, ХАМАС-Израиль: конец перемирия, Банки против скидок. Морозов, Чижов, Ханин

Европа публикует план, ХАМАС-Израиль: конец перемирия, Банки против скидок. Морозов, Чижов, Ханин

CO ZA MECZ! POLSKA POKONAŁA HOLANDIĘ W EL. MŚ! WIELKIE NERWY W KONCÓWCE!

CO ZA MECZ! POLSKA POKONAŁA HOLANDIĘ W EL. MŚ! WIELKIE NERWY W KONCÓWCE!

Путина КИНУЛИ на ПЕРЕГОВОРАХ — Активы ЗАБРАЛИ! Это ПОЛНЫЙ КРАХ Кремля!

Путина КИНУЛИ на ПЕРЕГОВОРАХ — Активы ЗАБРАЛИ! Это ПОЛНЫЙ КРАХ Кремля!

Быстрое реагирование F-14 RIO предотвратило катастрофу над зоной боевых действий

Быстрое реагирование F-14 RIO предотвратило катастрофу над зоной боевых действий

Konferencja po meczu #WPŁLPO

Konferencja po meczu #WPŁLPO

Алаудинова бортанули: Кремль выбрал ЗАМЕНУ Кадырову. Операция “Преемник” началась

Алаудинова бортанули: Кремль выбрал ЗАМЕНУ Кадырову. Операция “Преемник” началась

⚡️ФИЛИППЕНКО: Всплыло! Путин ПОЛУЧИЛ ЖУТКОЕ ПРЕДЛОЖЕНИЕ по Трампу. Это вскроется СКОРО. США замерли

⚡️ФИЛИППЕНКО: Всплыло! Путин ПОЛУЧИЛ ЖУТКОЕ ПРЕДЛОЖЕНИЕ по Трампу. Это вскроется СКОРО. США замерли

Работа в Женеве: как изменится мирный план?

Работа в Женеве: как изменится мирный план?

CZY TRUMP ROZPOCZNIE WOJNĘ? AMERYKANIE STAWIAJĄ ULTIMATUM WENEZUELI

CZY TRUMP ROZPOCZNIE WOJNĘ? AMERYKANIE STAWIAJĄ ULTIMATUM WENEZUELI

Peaceful Christmas Carols, Soft Holiday Christmas Music

Peaceful Christmas Carols, Soft Holiday Christmas Music "Snowy Wintry Christmas" by Tim Janis

Top Christmas Songs of All Time 🎄 Best Christmas Music Playlist 🎅🏼 Merry Christmas Song Playlist

Top Christmas Songs of All Time 🎄 Best Christmas Music Playlist 🎅🏼 Merry Christmas Song Playlist

⚡СРОЧНО! У Путина ПОЛНАЯ БЕДА – ТОТАЛЬНАЯ НИЩЕТА. ДАЛЬШЕ – ХУЖЕ. ЖУТКИЙ ПРОГНОЗ на 2026

⚡СРОЧНО! У Путина ПОЛНАЯ БЕДА – ТОТАЛЬНАЯ НИЩЕТА. ДАЛЬШЕ – ХУЖЕ. ЖУТКИЙ ПРОГНОЗ на 2026

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]