KASE KA DHAN HAL ARRIN OO YAR BAA XALISEY OON LA FILAYNIN
Автор: Black Gold - Kiisaska Ajanibta
Загружено: 2025-11-28
Просмотров: 469
#sheeko_cusub #sheekkabab #sheeko #sheekoyar #sheekoqosolbadan #sheekooyin #somalicommunity #somalishort #somali#blackgold #blackgoldatories #somaliangirl #somalisocialmedia
#خليج_العرب #ترند #ترندات #قضايا_معقدة_تم_حلها #قضايا_تم_حلها
Mid ka mid ah kiisaskii ugu yaabka badnaa uguna ciyaalsuuqsanaa ee gaalnimada Ameerika… qof caan ah oo Tiktoker ah ayaa gashay nolosha saaxiibteed, gurigeeda ayay joogtay, ninkeediina wey la jeclaatay waxeyna go’aansatay iney ku qabsato gabadha saxiibteed nolosheedii aay soo martidey!
Muuqaalkan waxaad ku maqli doontaan sida uu u soo shaac baxay xiriir qarsoodi ah oo ka socday hal guri… iyo sida uu u noqday dagaal furan oo maxkamadda dhexdeeda ah…
Waa naxdin, oo ay ka buuxaan tafaasiil aan la sheegin… Oo aay tahay markii ugu horeysay, waxaa lagu soo bandhigay qaabkan yaabkaleh 🔥 La soco ilaa dhamaadka… Runtu maaha sidaad u malaynayso
Kana waa channelkayga u khaaska ah kiizazka ajaanibta marka laga reebo rabta soo dhowoow🙏❤️kayga u khaaska ah kiisaska carabtana ku qor youtube ka (Black Gold Mystery) waad heli insha allah
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: