Fasirka riyada eeyga madow iyo kan cad iyo qaylada eeyga
Автор: Barta Aqoonta
Загружено: 2023-07-13
Просмотров: 10107
Fasirka riyada eeyga madow iyo kan cad iyo qaylada eeyga, riyada eyga lagu arko inta badan waa cadow aan qiime lahayn oo taag daran, eeyga markuu yeero ama uu qayliyo waa cadow ku dhibaya, riyada qaniinyada eeyga waa cadow wax kusoo gaarsiinayo hilibka eeyga marka lagu riyoodo wuxuu noqon karaa hantida cadowga, qofkii eey dilo ama dilka eeyga waa dood iyo dagaal qof cadow lala galo, eeyga wuxuu kaloo noqon karaa qof kuu hogaansan oo daacad ah, eeyda dhediga waa haweeney oo liidato, qofkii eey arko guud ahaan waa cadow tabar daran oo aan wax kaa qaadi karin kaliya ku filan inuu ku caayo ama ku aflagaadeeyo, waliba waa cadow naag ah, oo xun, marka fasirka eeyga wuxuu yeelan karaa qaabab kala duwan waxaad ka daawan kartaa muuqalkan halkan aan kusoo aroorinay,
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: