Fasirka riyada istiqfaarta maxay noqon kartaa
Автор: Barta Aqoonta
Загружено: 2023-03-12
Просмотров: 109519
Fasirka riyada istiqfaarta maxay noqon kartaa, sida la og yahay lama soo koobi karo fadliga iyo khayrka ay leedahay istiqfaarta, marka qofka markuu ku riyoodo istiqfaar ama asoo weydiisanayo Alle dambidhaaf wuxuu helayaa khayr aad u badan, marka istiqfaarta waa bishaaro marka lagu riyoodo.
marka riyada istigfaarta waa wax aad u fiican qofka marka uu ku riyoodo guud ahaan
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: