Warbixinta Qaar kamida degaanada hoostaga degmada Buurtinle ee abaartu Saamaysay.....
Автор: Daljir
Загружено: 2025-12-20
Просмотров: 247
Qaar kamida degaanada hoostaga degmada Buurtinle ee abaartu Saamaysay ayaan safar ku tagnay si aan ugu kuur galno xaalada abaareed ee degaanadas ka jidha degaanada aan booqanay waxaa ka maida Goolada. Balidacar-yare. Qalaanqal. Cilayli. Sangurmo. Xaar- Xaar. Daarusalaam waxaana degaanadas safar ku tagay oo warbixintan nooga diyaariyey Cabdi Axmed Diiriye (Xaaji Farateeb)
......................................★★★......................................
TAAGEER DALJIR SI AAD U HESHO WARBIXINO MEEL WALBA OO SUBSCRIBE RIIX KUNA SOO BIIR TAAGEERAYAASHA DALJIR OO NOQO MEMBER SI BILLE AH U TAAGEERA DALJIR
......................................★★★......................................
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: