Doorashada Uganda: Loollan u dhexeeya 80 jir iyo 40 jir
Автор: BBC Somali
Загружено: 2026-01-13
Просмотров: 47433
Doorashada Uganda waxay noqotay loollan jiilal kala duwan u dhaxeeya. Dhinac waa Yoweri Museveni, 80 jir xilka hayay muddo ku dhow afar iyo afartan sano. Dhinaca kale waa Bobi Wine, 40 jir ah, hoggaamiye mucaarad oo matalaya jiil cusub oo dalbanaya isbeddel siyaasadeed.
Fiidiyowgan wuxuu si kooban u eegayaa tartanka u dhexeeya waayo-aragnimada dheer iyo hamiga jiilka cusub.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: