Musiibada Manchester United: Maxaa dhacay kadib Sir Alex Ferguson?
Автор: Qoslaaye
Загружено: 2026-01-16
Просмотров: 2736
Muuqaalka zlatan ibrahimovic👉🏽 • Zlatan Ibrahimovic |Suldaankii Zamankan|
Dhibaatada Manchester United:
Imaanshihii Malcolm Galzer iyo deyntii kooxda.
Tagistii Sir alex ferguson tirkii uu ku taagnaa old trafford.
Doorashadii qaldaneyd ee David moyes iyo keenistii qorsho la’aanta eheed ee fellaini.
Magacaabistii Louis van gaal iyo lacagtii tiro beelka eheed uu ku bixiyey suuqa.
Keenista Mourinho tababare leh DNA ka duwan kii lagu yaqaanay kooxda.
Rajadii Ole gunnar Solskjær iyo maalmo yar oo dareenay soo laabashada man united.
Erik ten hag tababare aanan uqalmin kooxda isagoo isku dayey inuu magac ka dulsameeyo magaca ugu weyn kubadda cagta CRISTIANO RONALDO.
Khilaafkii Ruben Amorim iyo maamul faa’iido ka dhex arkay dhibaatada red devils.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: