XAMAR-JAJAB: Xaqiiqda Dhabta ah ee Lamiyo Ciriiri, Qashin & Qurux Is Barbar Yaalla
Автор: Shakraone show
Загружено: 2026-01-19
Просмотров: 4491
Muuqaalkan waxaan ku soo bandhigaynaa xaqiiqda dhabta ah ee Degmada Xamar-Jajab.
Waxaad ku arki doontaa:
🚶♂️ Lamiyo yaryar iyo waddooyin ciriiri ah
🗑️ Goobo qashin badan iyo meelaha nadiifka ah
🏠 Guryo isku raran iyo nolol maalmeedka dadka
🌿 Isbarbardhigga quruxda iyo caqabadaha jira
Ujeedku waa in la muujiyo runta jirta, si wacyigelin loo sameeyo loona abuuro howl-wadaag bulsho.
👉 Haddii aad jeceshahay muuqaallada xaqiiqda ku saleysan, Subscribe, Like, kuna biir doodda adigoo comment reebaya.
#XamarJajab #XaqiiqdaJirta #HowlWadaag #Mogadishu #Kashka
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: