Taariikhdii Baayac Mushtariga iyo Daqaalaha Soomaaliya
Автор: MystikalStudio
Загружено: 2012-07-21
Просмотров: 445
Mudo hore ayaa hadal xiiso leh oo ku saabsan Baayac-Mushtariga iyo Dhaqaalaha Soomaaliyeed .
Waxaa ka hadlay nin layidhaahdo: Dr. SICIID CUSMAAN GUULLED .
Hadaba Daqaalaha iyo Baayac-Mushtariga u SICIID ka hadlay .
Ma ahaa ka maanta mana ahaa kii sannadadii aan soo dhaafnaay ee waa 4 boqol oo sanno ka hor sidii Baayac-Mushtarka Soomaaliyeed u ahaan jiray .
Waxaa u Dr. SICIID umuurta la xidhiidhiyey dhacda kale oo taariikh ah oo soo martay reer Yurub .
Wuxuu leeyahay Fooxa iyo Beeyadu oo waddanka Soomaaliya laga soo dhoofin jiray ayaa qayb weyn xidhiidhka ka qaatay .
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: