qiso | Safar Caadi Ahaa Oo Isu Beddelay Musiibo
Автор: WANTED 28
Загружено: 2025-12-18
Просмотров: 51728
Safar truck caadi ah ayaa isu beddelay habeen cabsi iyo yaab leh.
zakariye oo ah darawal truck ah ayaa habeen madow galay safar uu moodayay inuu yahay mid fudud, balse hal go’aan oo qaldan ayaa noloshiisa geliyay xaalad uusan waligiis filayn.
Sheekadani waa mid dhab ah, cabsi badan, oo ka tirsan dhacdooyinka qarsoon ee aan soo bandhigno mar walba. Waxaan kuu haynaa qisooyin argagax leh oo ku saabsan jinn, rooxaanta, meelaha la sixray, iyo dhacdooyin qarsoodi ah oo ka dhacay daafaha dunida.
✅ Subscribe si aad u hesho qisooyin cusub todobaad walba!
💬 Faallo noogu reeb si aan u ogaano fikirkaaga.
📍 Waxaa naga go’an in aan gaarno dhagaystayaasha Somaliyeed ee ku sugan:
🇬🇧 UK | 🇺🇸 USA | 🇸🇪 Sweden | 🇨🇦 Canada | 🇳🇴 Norway | 🇩🇪 Germany | 🇫🇮 Finland
➡️ Isku duubno sheekooyin dhab ah oo kaa dhigi doona inaad hurdada ka baqdo...
#QisoDhabAh #Cabsi #Jinn #SheekoMadow #SomaliHorror #ScaryStories #Haunted #TrueStory #SomaliDiaspora
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: