Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

Boholyow New Song Ali Kaban

Автор: Madaale Productions

Загружено: 2009-04-01

Просмотров: 276239

Описание:

Barashadii Wacnayd iyo
Bartii aan ku kulanay
Wali laabata kama jarin

Boholyowga caashaqa
Igu baahay beerkiyo............ or (iiga baahay beerkiyo)
Bartamaha wadnaha

Indha kuu basaasoo
Bilicdaadii wacnaydbaa
Uurkaygu tabayaa
Zuhuur adi ku tabayaa.......original (farduus)also (macaan)

Boqoraddii haweenkaay
Bogsan maayo jeeraad
Bishimaha i saartoo
Bogga aad i galisee

..................oOo...........................

Abuurtii wacnaydee
Edeb lagu barbaarshaay
Beeshaad ka dhalataa
Bah-wanaag wadaagtaan

Bilantaan jeclaayeey
Beerkiyo wadnaha
Rabbi kugu Abuuroo
boggaag igaga tallaa
Sidaan kaaga bayraa
Zuhuur kaaga bayraa


Boqoraddii haweenkaay
Bogsan maayo jeeraad
Bishimaha i saartoo.................. or (Bushimaha) lol
Bogga aad i galisee

Lyrics By: Ayaanle Xussain Yuusuf
Melbourne Australia
Based on Jacayl dhab ah.

Laxan, Music iyo Luuq: CALI Muse ( Ali kaban)

Camera and Editing ... MADAALE
2009

Boholyow New Song Ali Kaban

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Cabdi Gacan

Cabdi Gacan "Waayaha" New HD

TOOS: Idaacadda Subaxnimo

TOOS: Idaacadda Subaxnimo

Джем – Boholyow New Song Ali Kaban

Джем – Boholyow New Song Ali Kaban

QAACI.flv . AAD U MACAAN  GEESGUUD australia malbon

QAACI.flv . AAD U MACAAN GEESGUUD australia malbon

Daawo;-Jawaab Kulul Oo Laga Bixiyey Sheekh Xassan Weerar Afka ah Ee Somaliland Ku Qaaday Iyo Wadaad

Daawo;-Jawaab Kulul Oo Laga Bixiyey Sheekh Xassan Weerar Afka ah Ee Somaliland Ku Qaaday Iyo Wadaad

Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014

Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014

DEG DEG: NEGEEYE OO BAXSAD KA AHAA DAGAALKII KUDHAA OO GACANTA LAGU DHIGAY & CIIDANKA XDS OO GUUL

DEG DEG: NEGEEYE OO BAXSAD KA AHAA DAGAALKII KUDHAA OO GACANTA LAGU DHIGAY & CIIDANKA XDS OO GUUL

DegDeg Alshabaab Oo Qabsatay Laascanood Duulaanka Geele Saylac Somaliland

DegDeg Alshabaab Oo Qabsatay Laascanood Duulaanka Geele Saylac Somaliland

Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad |  xasusuti saynab cige  jahwarerka cashaqa

Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad | xasusuti saynab cige jahwarerka cashaqa

SIDII CALI WINKEY ISKA DAASHO DAASHOO LYRICS

SIDII CALI WINKEY ISKA DAASHO DAASHOO LYRICS

QAACI -P3.avi GEESGUUD MUSIC

QAACI -P3.avi GEESGUUD MUSIC

Faysal Tayo - Heesta Cajabeey Cajiibey - Barnaamijka Hobolka Manta BulshoTv 4K

Faysal Tayo - Heesta Cajabeey Cajiibey - Barnaamijka Hobolka Manta BulshoTv 4K

Ali kaban iyo Fowsiya Rindai  Sweden

Ali kaban iyo Fowsiya Rindai Sweden

Heello - Booska, Sahra. Music by Iidle & Siciid jabuuti

Heello - Booska, Sahra. Music by Iidle & Siciid jabuuti

Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah

Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah

Haku Daalin Jeedaal (Qaacis - Melbourne, Australia)

Haku Daalin Jeedaal (Qaacis - Melbourne, Australia)

maxamed kabanle cimrigiiba jaceel Qaaci FILFIL

maxamed kabanle cimrigiiba jaceel Qaaci FILFIL

Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)

Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)

Heesta Goommane | Hodan Cabdiraxmaan | Xasuustii Shamso Cumar

Heesta Goommane | Hodan Cabdiraxmaan | Xasuustii Shamso Cumar

SAGALEY  by Cali muse (Cali kaban)

SAGALEY by Cali muse (Cali kaban)

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com