WAREYSI: Ma dhab-baa in Liiban Maxed ahaa maskaxdii ka dambeysay dilkii Ganacsade Axmed Abukar Kabax
Автор: Gaylan Media
Загружено: 2024-04-15
Просмотров: 77145
Gaylan Media, waxay wareysi gaar ah la yeelatay Liibaan Max'ed Cumar oo ay Maxkamadda ciidan, sheegtay in ay ku heshay in uu qeyb ka ahaa shabakad dil u geystay Ganacsade Axmed Abukar oo lagu dilay Muqdisho, wareysiga, waxaan kuweydiinay su'aalo ay inta badan dadku is weydiinayaan iyo difaaciisa?
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: