Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

mala dhuubtay awgaa lyrics | xuseen yuusuf tarabi iyo maryan mursal | igu dheere inantani

Автор: DHUGMAAL LYRICS

Загружено: 2025-04-03

Просмотров: 13972

Описание:

Heestan la magac baxday " Ma La Dhuubtay Awgaa " waxa ereyadeeda leh abwaankii / majaajilaystihii maadda badnaa AUN Cabdillaahi Cabdi Shube. Waxaa si talantaali ah ugu wada luuqeeyey AUN Xuseen Yuusuf Tarabbi iyo Maryan Mursal Ciise. Waa mid ka mid ah heesaha ugu caansan looguna dhegaysiga badan yahay dhulka Soomaalida. Abwaan Cabdillaahi Cabdi Shube AUN dhaxal aan dhamaan ayuu inooga tegay.

Xuseen Yuusuf :
Igu dheere inantani
Waataan dhursugayee
Dhuuniga u diideen
Hurdo uga dhaqaaqee
Dheeheeda midabka leh
Waa mid loo dhameeyoo
Ma ba kala dhantaalnee

Maryan Mursal :
Anba kugu dhadhabayoo
Labadaysu dhigantaa
Mid hadduu dhantaalmana
Dhismo uma hagaagee
Anba dhuubtay awgaa
Habeenadan dhibaatee

Xuseen Tarabbi :
Dhayalsaday jacaylkuye
Inta uu dhan ii riday
Ma dhex galay wadnaha`oo
Ma la dhuubtay awgaa

Maryan Mursal :
Anba dhamac kalgacal baa
Inta aan la dholan dholay
I dhalaalinaysoo
Dhexdu ila yaraatee

Xuseen Tarabbi :
Dhadhab kugu xasuustoo
Riyo kugu la dheellee
Dhoolal xuuralayni
Dhan aad qabatay waayee
Kolkaad soo dhowaataa
Dhulku wada iftiimaa
Ma ba kala dhantaalnide

Maryan Mursal :
Laba kala dhignaatoo
Waxaanahay dharaar qudha
Haddii ay is dhaafaan
Isu dheelliyeysee
Anba dhuubtay awgaa
Habeenadan dhibaatee

Xuseen Tarabbi :
Dhayalsaday jacaylkuye
Inta uu dhan ii riday
Ma dhex galay wadnaha`oo
Ma la dhuubtay awgaa

Maryan Mursal :
Anba dhamac kalgacal baa
Inta aan la dholan dholay
I dhalaalinaysoo
Dhexdu ila yaraatee

Xuseen Tarabbi :
Sida dhoob guyoo baxay
Ama dharab arooryaad
Dhilawyahanka ubax leh
Dhaayaha u rooneey
Dhab u socodka laafyaha
Waa mid aad u dhalatoo
Ma ba kala dhantaaline

Maryan Mursal :
Ama kuma dhaliiline
Sidaad iigu dheer tahay
Dhaxalkayga kugu qoray
Inaad tahay kaan dhowrtee
Anba dhuubtay awgaa
Habeenadan dhibaatee

Xuseen Tarabbi :
Dhayalsaday jacaylkuye
Inta uu dhan ii riday
Ma dhex galay wadnaha`oo
Ma la dhuubtay awgaa

Maryan Mursal :
Anba dhamac kalgacal baa
Inta aan la dholan dholay
I dhalaalinaysoo
Dhexdu ila yaraatee.
heeso qaraami,
heeso qaraami xul ah,
heeso qaraami ah,
heeso qaraami ah oo macaan,
heeso qaraami jacayl ah,
heeso qaraami xul ah xasan aadan samatar,
heeso qaraami bilaa music,
heeso qaraami cumar dhuule,
heeso qaraami oo macaan,
heeso qaraami khadra daahir,
heeso qaraami cusub,
heeso qaraami ah oo jacayl ah,
heeso qaraami axmed cali cigaal,
heeso qaraami axmed mooge,
heeso qaraami ah oo bilaa music ah,
heeso qaraami astaan tv,
heeso qaraami axmed gacayte,
heeso qaraami ah xasan aadan,
heeso qaraami ah oo aad u macaan,
astaan heeso qaraami,
astaan tv heeso qaraami,
axmed cali cigaal heeso qaraami,
astaan tv heeso qaraami ah,
aamina faarax heeso qaraami,
heeso bilaa music ah qaraami,
heeso qaraami binti cumar,
heeso qaraami beerdilaacshe,
heeso qaraami baxsan,
heeso qaraami banaadiri,
hees qaraami beledweyne,
hees qaraami baxsaneey hargeysaay,
hees qaraami bodhari,
hees qaraami bk,
heeso qaraami macaan badan,
heeso banaadiri qaraami,
heeso qaraami xasan aadan samatar baladweyne,
heeso qaraami cumar dhuule boodhari,
hees qaraami jacayl ah bilaa music,
heeso qaraami cabdi tahliil,
heeso qaraami cusub 2024,
heeso qaraami calacal,
heeso qaraami collection,
heeso qaraami cusub 2023,
heeso qaraami calaacal ah,
heeso qaraami daadis,
heeso qaraami dadis,
heeso qaraami djibouti,
heeso qaraami dhagaysi,
heeso qaraami dambe,
digfeer heeso qaraami,
heeso qaraami xul ah khadra daahir,
heeso qaraami shay mire dacar,
hees daadis ah qaraami,
heeso qaraami xasan diiriye,
heeso kaban ah qaraami,
heeso kaban ah cabdi tahliil,
heeso qaraami xul ah kaban,
heeso qaraami faysal cumar,
heeso qaraami faysal muniir,
heeso qaraami faysal mushteeg,
heeso qaraami fartuun birimo,
heeso qaraami full,
hees qaraami farxiya fiska,
hees qaraami farxaan qaboojiye,
hees qaraami fadumo,
hees qaraami foorjo,
xasan aadan samatar,
baladweyne xasan aadan samatar lyrics,
baladweyne xasan aadan samatar qaraami,
best of xasan aadan samatar,
baladweyne xasan aadan samatar english,
baladweyne xasan aadan samatar live,
deeqa bilan iyo xasan aadan samatar,
halki isaac baan kun jeer xasan aadan samatar,
daan bari xasan aadan samatar,
hubaal zadruga waad baanatoo xasan aadan samatar,
xasan aadan samatar jabuuti,
xasan aadan samatar jini,
xasan aadan samatar jacayl aan dhamaan baa,
xasan aadan samatar jaceyl,
xasan aadan samatar jaceyl aan dhamaan baa,
xasan aadan samatar jacayl,
xasan aadan samatar lyrics,
xasan aadan samatar libaax,
xasan aadan samatar ladan jacayl,
xasan aadan samatar libin jacayl,
xasan aadan samatar london,
xasan aadan samatar lamha,
xasan aadan samatar lulumaha lyrics,
lulumaha xasan aadan samatar,
#dhugmaal #dhugmaallyrics #hees #heesaha #heesoo #music #dhugmaal_lyrics #song #heeso #dhugmaal #dhugmaallyrics #hees

mala dhuubtay awgaa lyrics | xuseen yuusuf tarabi iyo maryan mursal | igu dheere inantani

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

Xuseen Yuusuf Tarabi iyo Faadumo C.K. Maandeeq Heestii _ Liibaane _Hees Qaraami Xul Ah with Lyrics

Xuseen Yuusuf Tarabi iyo Faadumo C.K. Maandeeq Heestii _ Liibaane _Hees Qaraami Xul Ah with Lyrics

HAYAAY: !SRA KALA OROD IYO QAX BA KA TAAGAN SAAKA; DHAQATIR CADEEYSAY WAALIDA TRUMP: XAALKA MINISOTA

HAYAAY: !SRA KALA OROD IYO QAX BA KA TAAGAN SAAKA; DHAQATIR CADEEYSAY WAALIDA TRUMP: XAALKA MINISOTA

Джем – mala dhuubtay awgaa lyrics | xuseen yuusuf tarabi iyo maryan mursal | igu dheere inantani

Джем – mala dhuubtay awgaa lyrics | xuseen yuusuf tarabi iyo maryan mursal | igu dheere inantani

Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .

Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .

Dawo xadhiga culimadii Somaliland hargeysa kala carar sh Mustafa ,sh kaariye , sh wali & culimo kale

Dawo xadhiga culimadii Somaliland hargeysa kala carar sh Mustafa ,sh kaariye , sh wali & culimo kale

Kaltuun Bacado & Xuseen Yuusuf Tarabi Ahun | Ma la Dhuubtay Awgaa

Kaltuun Bacado & Xuseen Yuusuf Tarabi Ahun | Ma la Dhuubtay Awgaa

Go'aanka Madasha Samatabixint, Howlaha XSM Ka Wado Baarlamaanka & ICE oo MPLS Qof Kale Ku Dishay!

Go'aanka Madasha Samatabixint, Howlaha XSM Ka Wado Baarlamaanka & ICE oo MPLS Qof Kale Ku Dishay!

CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020

CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020

Muuse Ismaaciil Qalinle| Heesta Ubaxoo Dillaacaay | with Lyrics

Muuse Ismaaciil Qalinle| Heesta Ubaxoo Dillaacaay | with Lyrics

Aun  Axmed Mooge Liibaan Dhulka Waan Socdaa waanan dhaafsanee   LYRICS  Kaban Cajiiba

Aun Axmed Mooge Liibaan Dhulka Waan Socdaa waanan dhaafsanee LYRICS Kaban Cajiiba

Heesihii Riwayadii | Ha Waalado Jaceylku Aan Weerarka Aadno  | Curintii M.C.Kaariye AHUN 1977

Heesihii Riwayadii | Ha Waalado Jaceylku Aan Weerarka Aadno | Curintii M.C.Kaariye AHUN 1977

Deg Deg Isra’i1l Oo Ciidankeeda Keenaysa S/Land, Cagjar Oo Somalia U Hiiliyay, Madoobe Oo..

Deg Deg Isra’i1l Oo Ciidankeeda Keenaysa S/Land, Cagjar Oo Somalia U Hiiliyay, Madoobe Oo..

Heestii | Daalo Aragtideedaay | Cabadalla Yuusuf Hanuuniye | Hees Qaraami Xul ah + Lyrics

Heestii | Daalo Aragtideedaay | Cabadalla Yuusuf Hanuuniye | Hees Qaraami Xul ah + Lyrics

XASAN AADAN  HEESTA  IGU DHEERIDAA  2020  OFFICIAL LYRICS BY (SOMALI 4K TUBE)

XASAN AADAN HEESTA IGU DHEERIDAA 2020 OFFICIAL LYRICS BY (SOMALI 4K TUBE)

SICIID QALINLE  | HADDUU DHUGATO GEEL QABO | LIVE SHOWGI  GAROWE | 2020

SICIID QALINLE | HADDUU DHUGATO GEEL QABO | LIVE SHOWGI GAROWE | 2020

Faadumo Cabdilaahi Kaahin ( Maandeeq ) iyo Daauud Masxaf Heestii _ Sidii Wabi Durdurayoo _ Lyrics

Faadumo Cabdilaahi Kaahin ( Maandeeq ) iyo Daauud Masxaf Heestii _ Sidii Wabi Durdurayoo _ Lyrics

DEGDEG CADDUUN CAAWA HARGAYSA CALANKA BALUUGA KATAAGAY,YAABKII ADUUNKA NIYAD JABKA ISAAQ KUDHACAY…

DEGDEG CADDUUN CAAWA HARGAYSA CALANKA BALUUGA KATAAGAY,YAABKII ADUUNKA NIYAD JABKA ISAAQ KUDHACAY…

Heestii Mala Dhuubtay Awgaa Music Cajiib Ah

Heestii Mala Dhuubtay Awgaa Music Cajiib Ah

Xasan Aadan Samatar Iyo Xaliimo Khaliif Magool.   Heestii  Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul ah Lyrics

Xasan Aadan Samatar Iyo Xaliimo Khaliif Magool. Heestii Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul ah Lyrics

gacayte | Axmed gacayte  inaan wali ku jacelahay | inaan wali ku jecelahay | axmed gacayte heeso xul

gacayte | Axmed gacayte inaan wali ku jacelahay | inaan wali ku jecelahay | axmed gacayte heeso xul

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: infodtube@gmail.com