ARDAY BAN AHAY No music - Cabdirashiid M.Kaalmooy
Автор: Abdirashid Muhiadin Kalmoy
Загружено: 2018-09-17
Просмотров: 859378
CODKII Abdulrashid Muhiadin
/ rasheed4so
/ rasheed4so
/ rasheed4so
/ rasheed4so
[email protected]
#arday #arday_ban_ahay #somali
music nasir al shadli
camera : abshir zad
HARMOY STUDIO
produc prosound
mahadcelin :
PREMIRE BANK
Arder baan ahayoo,
ardey baan ahayoo,
ubaxii waddankaan ahayoo
waxaan u ordayaa ordayaa
dugsiyada u aadaa
inan aqoon kororsado dalkeyga anfacee
dadaalkii la imiyee
allahayow i gargaar
ilaahayow i gargaar.
Arder baan ahayoo,
ardey baan ahayoo,
iftiinkii arooyaan nahayoo
waxaan u ordayaa ordayaa
dugsiyada u aadaa
inaan aabo iyo hooyo
abaalkoodii gudee
dadaalkii la imiyee
allahayow i gargaar
ilaahayow i gargaar.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: