Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
dTub
Скачать

XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF MAGOOL IYO HEESTII " ALLEYLEHE JACEYLKII JAR BUU IGA RIDEE...TOP SONG

Автор: SOMALI MUSIC & CULTURE

Загружено: 2020-07-04

Просмотров: 2033586

Описание:

XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF MAGOOL IYO HEESTII " ALLEYLEHE JACEYLKII JAR BUU IGA RIDEE, JIIF IYO JOOGBA DIIDEE....CLASSIC TOP SONG MUSIC ORIGINAL

HEESTAN WAXA AY KA MID TAHAY HEESAHA AY QAADEY AUN MAGOOL HEESAHA LOOGU JECELYAHAY
HEESTANI WAXA AY SOO BAXDEY BILOOWGII 70NADII, WAXA AY KU JIRTEY RIWAAYADII DHUMUCDA WEEYNEEYD EE " AABAHAY KA SAMREE ADIGA " OO ALIFAY AUN ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
HEESATAN WAXAA LAXANKA MACAAN U SAMEEYEY AUN USTAAD XASSAN SABRIYE " XASSAN GREAT"

Alleylahee jaceylkii
jar buu iga ridee
jiif iyo joogba diidee
-------------------------------
meelaan jid marinbaan
kalideey jiciiree
-----------
nafta jamashadeediyo
jeedaala eegmada
jaleecda indhaha iyo
qalbigaa i jiitee
-----
sideen u joojiyaa
jirid ugu adkeeyaa
xageen u jeediyaa
ama ugu jaheeyaa
--------------------------------------

2-

Alleylahee jaceylkii
jir buu igu noqdee
jowdiyo xiin ka yaabee
-----------------
jugle iyo sasabaniyo
jug buu iga waraabshee
-----------
marna jiilaal abaariyo
jicleelada hayaamoo
sidaan ahay juguugow
igu jilib xiree
--------------
sideen u joojiyaa
jirid ugu adkeeyaa
xageen u jeediyaa
Ama ugu jaheeyaa
---------------------------------------

3-

Alleylahee jaceylkii
jagu iga dhigtee
juuqliyo ay jibaaxee
---------------
jiir go'ay habeen qura
jiro anoon ku seexanee
---------
marba libaax jibaabiyo
jibliiskiyo abeesada
jaan rogadka qoobkaa
isku jiidhney dowgee
-----------------------
sideen u joojiyaa
jirid ugu adkeeyaa
xageen u jeediyaa
oon ugu jaheeyaa.

DHAGEYSI IYO DAAWASHO HABOON---
HA KA ILLAAWIN SUBCRIBE LIKE AND SHARE

XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF MAGOOL IYO HEESTII " ALLEYLEHE JACEYLKII JAR BUU IGA RIDEE...TOP SONG

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео mp4

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио mp3

Похожие видео

DEG DEG Xilibano Isugu Gacan-qaadan Fadhigii Golaha, Dagaal ka dhacay & xilibano fadhiga ka Baxay..

DEG DEG Xilibano Isugu Gacan-qaadan Fadhigii Golaha, Dagaal ka dhacay & xilibano fadhiga ka Baxay..

TOOS: Xildhibaanada Hawiye & Daarood oo isku qabsaday in Muqdisho laga raro Caasimada..

TOOS: Xildhibaanada Hawiye & Daarood oo isku qabsaday in Muqdisho laga raro Caasimada..

Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics

Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics

Xasan Aadan Samatar iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul Ah + Lyrics

Xasan Aadan Samatar iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul Ah + Lyrics

Эң ЧОҢ КОРРУПЦИЯ ⚡ Бети ачылды! САЛЫКТАГЫ миллиондор

Эң ЧОҢ КОРРУПЦИЯ ⚡ Бети ачылды! САЛЫКТАГЫ миллиондор

Maxamed Gacan iyo ilhaan Cishqi | Suuldhabaale | Official music video 2025

Maxamed Gacan iyo ilhaan Cishqi | Suuldhabaale | Official music video 2025

XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF

XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF "MAGOOL" & HEESTII " CAASHAQII KU DHAGATIRAA, AFKA LAGAMA DHOWRE ORIGI

HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+

HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+

AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024

AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024

WARDA HAPPY - BOOGAHA JACEYALKA- OFFICIAL VIDEO 2025

WARDA HAPPY - BOOGAHA JACEYALKA- OFFICIAL VIDEO 2025

Xasan Aadan Samatar Iyo Xaliimo Khaliif Magool.   Heestii  Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul ah Lyrics

Xasan Aadan Samatar Iyo Xaliimo Khaliif Magool. Heestii Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul ah Lyrics

HIBO NUURA SABAB KALEE HAMODINEE LYRICS

HIBO NUURA SABAB KALEE HAMODINEE LYRICS

dhirta xididka hoosaa

dhirta xididka hoosaa

NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTII WEYNOW HA INAKALA WADIN 2018 HD

NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTII WEYNOW HA INAKALA WADIN 2018 HD

Maxamed tubeec iyo aamina heestii hayga goosan cawa iga gacan saraysa

Maxamed tubeec iyo aamina heestii hayga goosan cawa iga gacan saraysa

Xasan Aadan Samatar iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Dalsankii Wiriiro_Hees Qaraami xul + Lyrics

Xasan Aadan Samatar iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Dalsankii Wiriiro_Hees Qaraami xul + Lyrics

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa)  Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa) Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Ruun

Ruun

sida dheeman iyo luul amina kuluc

sida dheeman iyo luul amina kuluc

Mininkiinii

Mininkiinii

© 2025 dtub. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]