Zinc Faa idada & Wax Tarka ey u ledahay Jirka gar ahan Difaca, wareaga Dhiiga & Dhecamada Laso Dayo.
Автор: Dr. Mahamed Liban Mahamed
Загружено: 2022-02-27
Просмотров: 39804
Maadada Zinc Waxee Leedahay Faa idada & Wax Tarka Badan ey u leedahay Jirka gar ahan Difaaca iyo Dhecamada Laso Daayo.
Waxee Kahortagtaa Wax Yeelada Saa idka ah Cudur Badan Sida.
1- Cudurka ama Macaanka Sokorta
2-Dheecaamada aad ka u bado
3-cudurada beerka ku dhaca
4-Cudurada Neerfaha ama Psychoses
5- Cudurada Lafaha seedahay iyo Murqaha Ku Dhaco
Waxuu Kor U qaadaa Difaaca jirka Waxaa Muhiim Ah in uu qofka hadii uu qabo Cudurada Daaha waa in uu laqaataa daawada cudurka
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: