Lafaciise 🇬🇶 | horay ma u aragtay | 1956😱
Автор: Mahir official🌴
Загружено: 2025-10-07
Просмотров: 2815
🌿 Waxaan safar cajiib ah ku tagay magaalada Lafaciise 🇪🇹 — waa magaalo ku taalla woqooyi bari ee Boorama xigta, gudaha dawlad deganka somalida ethopia. Magaaladan waxaa lagu yaqaanaa qamadiga tayada sare leh iyo dabiicadda quruxda badan 😍🌾
Inta safarka socday waxaan duubay muuqaallo muujinaya:
🚗 Quruxda deegaanka
🌾 Beeralayda deegaanka & qamadiga
🏞️ Nolosha dadka deegaanka iyo dhaqankooda
➡️ Daawo ilaa dhamaadka si aad ula wadaagto safarkan xiisaha badan 🤩
✅ Ha ilaawin inaad LIKE, COMMENT & SUBSCRIBE ku samayso si aan u sii wadno muuqaallo noocan oo kale ah!
#Lafaciise #Ethiopia #Qamadiga #MahirVlogs #TravelVlog #SomaliVlogger #NatureLovers #AdventureVlog
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: