Qiimaha Qaranimo: Qabyaalada Iyo Qurunkeeda
Автор: AnnuurMediaCenter
Загружено: 2011-07-10
Просмотров: 44563
Kulan Sanadeedkii 1aad Ee Idaacada AMC Qabatay June 26,2011 Waxaa Ka Soo Qeyb galay Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen. Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen wuxuu ka hadlay Qiimaha Qaranimadu Leedahay iyo Qaabka lagu Gaari Karo. Mudane Cabdirisaaq wuxuu si fiican oogu nuux nuux saday Labo Qodob oo Qarannimo Lagu Gaari karo (1) Qabyaalada oo Laga Tago (2) Hogaamiyeyaal Wanaagsan oo la helo(Good Leadership and Leadership Qualities) . Labadaan Qodob waa labo qodob oo SYL Ku Guuleystay kuna Gaartay Gobonimo.
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: