Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan muslimiinta khayrka jecel in ay kaalintooda ka qaataan dhismahan bara
Автор: Cabdulqadir wisil
Загружено: 2025-10-24
Просмотров: 135
Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan muslimiinta khayrka jecel in ay kaalintooda ka qaataan dhismahan barakaysan. Qof kasta oo wax ku biiriya, ha noqoto lacag, qalab, ama duco, ajar weyn ayuu Alle ka heli doonaa, in shaa Allaah. Qofkii dhisay masaajid ama goob lagu xasuusto magaca Alle, Alle wuxuu ugu dhisaa guri Jannada dhexdeeda.” #daahiralasow
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: