Forced marriage| Guurka Da’da Yar, Guurka La Isku Doorto & Guurka Jacaylka
Автор: Guntiino Podcast
Загружено: 2025-12-06
Просмотров: 8061
Muuqaalkan waxaan ku falanqaynaynaa mowduuc si weyn bulshada u taabanaya: guurka da’da yar, guurka la isku doorto (arranged marriage), iyo guurka jacaylka.
Waxaan ka hadleynaa:
✨ Sababaha dhalinyarada u guursadaan goor hore
✨ Sida reerka iyo dhaqanku u saameeyaan guurka la isugu doorto
✨ Quruxda iyo caqabadaha guurka jacaylka
✨ Saamaynta wanaagsan iyo tan xun ee ay ku yeeshaan nolosha lamaanaha
✨ Fikradaha dhalinyarada maanta iyo sida ay u arkaan mustaqbalkooda guur
Podcast-kan waa dood furan, daacad ah, oo ku saabsan xaqiiqooyinka nolol maalmeedka iyo khibradaha dhabta ah ee dhalinyaradu soo maraan.
Ku raaxayso daawashada, nala wadaag fikradaada, oo ha illoobin inaad subscribe iyo like dhahdo!
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео mp4
-
Информация по загрузке: